Kvinnosim linköping


Anonymous

/ #8

2014-03-10 22:04

Ma dooneysa adigu inaad haysataan meel dumarku ku dabaashaan?
Hadan nahay dumarka Linköping aminsana in aan xaq u leenahay in aan barano dabasha iyadoon na loo eegen meeshaan ka nimiid iyo shaqsiyaan waxan nahay, sabaabtaas owgeed baan u rabnaa in naloo furo dabaal noo gaar ah xiliyada qaarkood.
Dabaal dumaar waa wax muhim u ah bulsho mideeysan kuna mideysan dhaqamo kala duwaan. sabaabtaas beey muhiim u tahaay in naloo furo dabaal u gaar ah dumarka xiliyada qaarkood
Dabaal dumar oo micneheedu tahaay in guriga dabasha uu u furaan yahaay dumaro ka kala yimid wadamo fara badan oo kala duwan sida- Sverige, Irak, Turkiet, Iran, Kurdistan, Somalia iyo wadamada carabta.Aad ayaanu ugu kala duwanahay habka dabaasha,laakiin waxaaanu wada jir u nahay inaanu haysano meel lagu dabaasho Linköping gudaheeda ah, una furaan waqti gaar ah dumarka.

Matahay qof naga mida ama nagu tageeraya biloowga abaabulka. Magac aruurinta aan u wadno codsiga dabaasha dumarka, ku qor magacaaga liistadeena aan ku arurinayno magacayada dumarka damaasha raba.

Mahadsanid.