Isla xisaabtan

ASC. Ma dooneysaa inaa la xisabtantid gudiga hore ee jaaliyada Soomaaliye Borås.

Hadii aad doonaysid in aad ka soo qaybgasho, kulanka isla xisaabtanka, fadlan hoos ku buuxi nabarkaaga/e-mail kaaga.

Mahadsanid


Jaaliyada Soomaaliyed ee Borås/Somaliska föreningen Borås    Kontakta namninsamlingens skapare